maalgelin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg maalgeli. ld maalgelis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maalgelin

maalgelis [m.l]
ld maalgelin.

tacab [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-cbay, -cabtay; -cbi)
1. (f.g) Beer dalag ka soo saarid. 2. (f.g) Hawl faa'iido ka helid. 3. (f.mg) Ku t.: qof maalgelin si noloshiisa loo hagaajiyo. ld tabac².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg