maalig
(m.l) (-gyo, m.dh)

Mulkiile.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maalig

maal [m.l]
1. Hanti. 2. ld maashi. (-lal, m.l) Neef irmaan oo cid la ammaanaysiiyo si uu u intifaacsado. 3. ld maalid.

maal [m.dh]
Malax.

maal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Neef irmaan caano ka lisid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg