maalin-qorraxeed
(m.dh) (-lmo ..., m.l)

(c.fal.) Celceliska dhererka maalin cadceed, oo le'eg 86,400 ilbidhiqsi - 24 ka saac ama maalinta oogga waqtiga.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maalin-qorraxeed

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg