maalingaal
(m.l)

1. Hawl maalin dhan socoto oo aan kala go' lahayn. 2. ld maalingaalid.

maalingaal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aalay, -aashay)

Hawl maalin dhan wadid iyada oo aan la kala goyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maalingaal

maalingaalid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maalingaal². ld maalingaal¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg