maalinnimo
(m.dh)

1. Inta qorraxdu soo jeeddo. 2. (fk) Isla maalinta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maalinnimo

xamaalinnimo [m.dh]
ld xammaalinnimo.

xammaalinnimo [m.dh]
Xammaali ahaansho. ld xamaalinnimo.

soomaalinnimo [m.dh]
Soomaali ahansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg