maalqabeen
(m.l) (-nno, m.dh)

Qof hanti badan leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maalqabeen

maalqabeennimo [m.dh]
Qof maalqabeen ah ahaansho.

burjiwaasi [m.l] (-iyiin, m.dh)
Qof maalqabeen ah oo shaqaalaha u shaqeeya aan siin wax u dhigma waxsoosaarkooda.

khawaaji [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
K. ah: qof maalqabeen ah.

maraweyn [m.dh]
Dad inta maalqabeenka iyo madaxda ah.

qani [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Q. ah: qof maalqabeen ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg