maammulan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax si wanaagsan loo maammulay ahaansho (hawl). ld maamulan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maammulan

maamulan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
ld maammulan.

maammul [m.l]
1. Habka hawl loo fuliyo. 2. ld maammulid.

maammul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
Hawl hab wanaagsan u fulin. ld maamul².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg