maammulo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ushay, -ulatay)

Hawl si wanaagsan u agaasimasho. ld maamulo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maammulo

maammulasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maammulo. ld maamulasho.

maamulo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ushay, -ulatay)
ld maammulo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg