maamulan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

ld maammulan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maamulan ↴

maammulan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax si wanaagsan loo maammulay ahaansho (hawl). ld maamulan.

maammulnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maamulan. ld maammulnaansho, maamulnaan maamulnaansho.

maamul [m.l]
ld maammulid.

maamul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ulay, -ushay)
ld maammul².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg