maamule
(m.l)

ld maammule.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maamule

maammule [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Qof hawl agaasinkeeda madax ka ah. 2. Qof dugsi madax ka ah. ld maamule.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg