maamuusid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg maamuus². ld naamuusid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maamuusid

naamuusid [m.dh]
ld maamuusid.

murwee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-weeyay, -weysay)
Cid sharfid ama maamuusid. ld marwee.

maamuus [m.l]
Xushmad; xurmo; wanaag. ld naamuus¹.

maamuus [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Cid si xushmad iyo wanaag leh u soo dhaweyn. ld naamuus².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg