maamuusiyad
(m.dh) (-do, ml.)

Sariir weyn oo kulligeed qoryo ka samaysan, oo xardhan dushana hagoog ku leh. ld maamuusiyad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maamuusiyad

naamuusiyad [m.dh]
ld maamuusiyad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg