maamuusjab
(m.l)

Sharafta iyo xushmadda oo la waayey ceeb dhacday darteed, maskabjab. ld naamuusjab¹.

maamuusjab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay; -jebi)

Ceeb dhacday awgeed, sharaf beelid (qof). ld naamuusjab².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maamuusjab

maamuusjebid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maamuusjab². ld naamuusjebid.

naamuusjab [m.l]
ld maamuusjab¹.

naamuusjab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
ld maamuusjab².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg