maanacan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-cnaa, -cnayd)

Wax la mamnuucay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maanacan

maanacnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maanacan. ld maanacnaansho.

maanac [m.l]
1. Diidmo, oggolaansho la'aan. 2. ld maanicid.

maanac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -nici)
Ka m.: cid wax ka maammnuucid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg