maandoori
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Cid maankeeda beddelid.2. Qof sakhraamin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maandoori

maandoorin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maandoori.

maandooriye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Waxyaaba miyirka qofka lumiya sida khamriga, xashiishka iwm; mukhaddaraad.

xashiish [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Xash. 2. Nooc ka mid ah maandooriyayaasha oo sida buuriga oo kale loo shito.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg