maandoorsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax miyirkii ka lumay ahaansho (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maandoorsan

maandoorsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maandoorsan. ld maandoorsanaansho.

maandoorsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maandoorsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg