maandow
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)M. ah: qof gabow awgiis wax la kala garan waayey.
maandow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ay, -day)Gabow awgiis wax la kala garan waayid (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maandow ↴
maandoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maandow².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg