muusood
(m.l)

ld muusaabid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muusood

dhoolbir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qosol yar ilkuhu muuqdaan qoslid; muusood; muusadbid.

dhoolkaqosol [m.l]
Ilka caddayn; muusood.

muusaabid [m.f.dh]
eeg muusaw. ld muusood.

muuso [m.dh]
Qosol yar oo dhoolluhu muuqdaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg