muwaaddin
(m.l) (-niin/-nno, m.dh)

Qof ka mid ah dad waddan u dhashay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muwaaddin

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg