naafasho
(m.dh)

ld naafoobid. naafoobid

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naafasho

naafoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naafow². ld naafasho, naafow¹.

wayig [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Ka w.: wax la samayn lahaa ka naafasho. ld wayigo.

wayigo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
Ka w.: wax la samayn lahaa ka naafasho. ld wayig.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg