naafeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax naafo noqday ahaansho (nafley).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naafeysan

naafeysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naafeysan. ld naafeysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg