naafow
(m.l)

Noqoshada nafley ay naafo noqoto. ld naafoobid.

naafow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Naafo noqosho. ld naafo³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naafow

naafo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ftay, -fatay)
ld naafow².

naafoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naafow². ld naafasho, naafow¹.

naaf [m.l] (-fo, m.l)
1. Xiddig ka mid ah ururka naafo. 2. (m.w) Toddobada xiddigood oo “naafcadduhu” ugu horreeyo, “dirirkuna” ugu dambeeyo; waxay u dhexeeyaan toddobada “raqaha” iyo toddobada “daalallida”; waa xiddigo xagaa.

naaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Naafo ka dhigid; dhaawicid; curyaamin. ld naafee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg