naajaxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Wax bisil ahaansho. 2. Wax dhinac kasta ka raalli ah ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naajaxsan

naajaxsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naajaxsan. ld naajaxsanaansho.

naajaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld naajaxsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg