naakirad
(m.dh) (-do, m.l)

Naag sharcigu caddeeyay in ay ninkeeda caasi ku noqotay oo aan nin kale guursan karin. ld naakiro, naashiddo, naashiso, naashuusho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naakirad

naakiro [m.dh]
ld naakirad.

naashiddo [m.dh]
ld naakirad.

naashiso [m.dh]
ld naakirad.

naashuusho [m.dh]
ld naakirad.

naashuuso [m.dh]
ld naakirad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg