naaqus
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. N. ah: wax aan dhaamayn. 2. N. ah: qof garashadiisu yartahay. ld naaqis¹.

naaqus
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)

1. Wax yaraaday noqosho. 2. Qof aan dhammayn noqosho. ld naaqis².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naaqus

naaqis [m.l]
ld naaqus¹.

naaqis [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
ld naaqus².

naaqisi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld naaqusi.

naaqisid [m.dh]
ld naaqusid.

naaqisin [m.dh]
ld naaqusin.

naaqusi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax naaqus ka dhigid. ld naaqisi.

naaqusid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naaqus². ld naaqisid.

naaqusin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naaqusi. ld naaqisin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg