naaqusid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg naaqus². ld naaqisid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naaqusid

naaqisid [m.dh]
ld naaqusid.

naaqus [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. N. ah: wax aan dhaamayn. 2. N. ah: qof garashadiisu yartahay. ld naaqis¹.

naaqus [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
1. Wax yaraaday noqosho. 2. Qof aan dhammayn noqosho. ld naaqis².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg