naatariyam-haydaroogsaydh
(m.l) (-dhyo, m.dh)

(kiim.) (koostic sooda, NaOH). Adke cad oo sayax-milme ah una habaysan duneed, ilays gudbintiisuna liidato. Milanka uu ku jiraa waa alkali xooggan waana gudbiye-milme.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naatariyam-haydaroogsaydh

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg