nabaaddiinaxirid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg nabaaddiinaxir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabaaddiinaxirid ↴

nabaaddiinaxir [m.l]
(dii.) Duco ama quraan loo akhriyo si wax lumay Eebbe u badbaadiyo; xirsixir.

nabaaddiinaxir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax lumay quraan ama duco u akhriyid si Eebbe u badbaadiyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg