nabaadguurid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg nabaadguur².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabaadguurid ↴
nabaadguur [m.l] (-ray, -rtay)
Nafaqaddarro dhulka gaartay awgeed, geedo soo bixi waayaan.
nabaadguur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Nafaqaddarro dhulka gaartay awgeed geed soo bixi waayid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg