nadiifso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax nadiif ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nadiifso

nadiifsasho [m.f.dh]
eeg nadiifso. ld nadiifsad, nadiifsi.

nadiif [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. N. ah: wax aan uskag iyo wasakh lahayn. 2. N. ah: qof aan khayaamo, xaasidnimo iwm lahayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg