nadoocsanow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)

Wax la loodiyay noqosho. ld nadoocsanaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nadoocsanow

nadoocsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg nadoocsanow. ld nadoocsanaan.

nadoocsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la nadoociyay ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg