nafac
(m.l)

ld nacfi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nafac

nacfi [m.l]
1. Wax faa'iido leh. 2. Cunto waxtar leh. ld nafac, nafci.

nafjeclayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Khatar u beerdhigeddeeda ka cabsasho. 2. Ka n.: wax nafac leh oo dad ka dhexeeya gaar u qaadasho. 3. Ka n.: saaxiib dhib kaga baxsasho danaysi dartii.

waryeelo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-eeshay, -eelatay)
Ku w.: wax yar oo aan nafac lahayn ku eedoobid.

naf [m.dh] (-fo, m.l)
1. ld ruux. Waxa nafleyda ku jira oo aan la arkin, lana taaban karin, la'aanteedna aan la noolaan karin. 2. N. ah: wax dhimasho u dhow. 3. N. ma leh: qiimo ama waxtar yari.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg