nafaqadarro
(m.dh)

Nafaqaxumo.

nafaqadarro
(m.dh)

(daaw.) Xaalad cudureed oo ay keento cunno aan isu miisaanneyn, qofku waxa uu cuno iyo waxa jirkiisu u baahanyahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nafaqadarro

jirxumo [m.dh]
1. Caato iyo nafaqadarro nafley jirkeeda ka muuqata. 2. Adkaysi la'aan uu jir u leeyahay difaaca cudurrada maqaarka.

macaluul [m.dh]
Dhuubnaan ama xayeesinnimo ku dhacda nafleyda oo ka dhalata nafaqadarro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg