nafbax
(m.l)

Dhimashada ay nafley dhimato.

nafbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)

Nafley dhimasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nafbax

baqti [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Nafley iyadoon la birayn nafbaxday. 2. Nafley nafbaxday oo quruntay. ld bakhti¹.

baqtii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Nafley, nafta ka goyn. 2. Nal, raadiye, dab iwm damin. 3. Nafley xannaano darreyn. 4. Xoolo, ugaar iwm oo nafbaxaya gawrici waayid. ld bakhtii, bakhtiiji, baqtiiji.

nafbixid [m.f.dh]
eeg nafbax².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg