nafci
(m.l)

ld nacfi¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nafci

nacfi [m.l]
1. Wax faa'iido leh. 2. Cunto waxtar leh. ld nafac, nafci.

naf [m.dh] (-fo, m.l)
1. ld ruux. Waxa nafleyda ku jira oo aan la arkin, lana taaban karin, la'aanteedna aan la noolaan karin. 2. N. ah: wax dhimasho u dhow. 3. N. ma leh: qiimo ama waxtar yari.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg