nafis
(m.l)

ld nefis¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nafis

anjiina-bektores [m.l]
(daaw.) Xanuun naaska bidix hoostiisa oo ku fida garabka, gacanta bidix iyo surka. Badanaa wuxuu ka yimaadaa shaqo badan oo jirku sameeyo, nasashadana waa lagu nafisaa.

nefis [m.l]
1. Meel aan ciriir ahayn. 2. Waqti yar oo hawl laga nasto. ld nafis.

naf [m.dh] (-fo, m.l)
1. ld ruux. Waxa nafleyda ku jira oo aan la arkin, lana taaban karin, la'aanteedna aan la noolaan karin. 2. N. ah: wax dhimasho u dhow. 3. N. ma leh: qiimo ama waxtar yari.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg