naftihafar
(m.l) (-rro, m.dh)

Qof maal ama derajo aanu lahayn sheegta oo ku faana.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naftihafar

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg