naftihure
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)

N. ah: qof naftiisa u hibeeya difaaca dalkiisa, dadkiisa, dantiisa iwm.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naftihure

mintid [Magac Lab | Noun Masculine]
1. ld mitid 1. M. ah: qof wuxuu qabanayo si naftihurennimo ah u qabto. 2. ld mintidid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg