naftirid
(m.f.dh)

eeg naftir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naftirid

naftir [m.l]
N.kayga, n.kaaga, iwm: israacinta nafley dhaawac ah la israaciyo.

naftir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Dhaawac israacin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg