nagaadi
(m.l)

ld negaadi¹.

nagaadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld negaadi².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nagaadi

nagaadin [m.dh]
ld negaadin.

negaadi [m.l]
1. Dhaqdhaqaaq la'aan. 2. Socdaal laga baaqdo. ld nagaadi¹.

negaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Geeddi ka baajin; dejin. ld nagaadi².

negaadin [m.f.dh]
eeg negaadi². ld nagaadin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg