nagaansho
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

ld negaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nagaansho

negaan [m.f.dh]
eeg neg. ld nagaan, nagaansho, nagi¹, negaansho, negi¹.

xeerka 1aad ee Niyuuton [m.l]
(fiis.) Walaxi waxa ay ku jireysaa nagaansho ama socod madoorsoome ah oo raacaya xariiq toosan haddii xoog aanu falayn walaxda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg