najaar
(m.l) (-rro, m.dh)

Nin yaqaan farsamada alwaaxda; sarmali; faryaame. ld nijaar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh najaar

najaarnimo [m.dh]
Najaar ahaansho. ld nijaarnimo.

nijaar [m.l]
ld najaar.

nijaarnimo [m.dh]
ld najaarnimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg