najaasee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-seeyay, -seysay)

(dii.) Qof wasakh gaarsiin. ld nijaasee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh najaasee

najaaseyn [m.f.dh]
eeg najaasee. ld nijaaseyn.

nijaasee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -seysay)
ld najaasee.

najaas [m.l] (-syo, m.dh)
(dii.) Qof faddaro ah. ld nejis, nijaas¹.

najaas [m.dh]
(dii.) Naag faddaro ah. ld nejisad, nijaas² (1).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg