namas
(m.dh) (-syo, m.l/dh)

1. Ul gaaban oo rabadh ah oo boliisku isticmaalo. 2. ld nabas.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh namas

nabas [m.dh]
1. Meesha u dhexeysa jidhka iyo marada dumarku garraarsadaan ee ku abbaaran caloosha. 2. Timaha ka baxa gumaarka dadka; bisqan. ld namas.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg