nambari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld lambari.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nambari

lambari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax lambar u yeelid. ld lambaree, nambaree, nambari.

lambarin [m.f.dh]
eeg lambari. ld lambarayn, lambaris, nambarayn, nambarin, nambaris.

nambarin [m.dh]
ld lambarin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg