neecaabi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax neecow u dhigid. ld naacaabi, neecaawi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh neecaabi

naacaabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld neecaabi. neecaabi

neecaabin [m.f.dh]
eeg neecaabi. ld naacaabin, neecaawin.

neecaawi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld neecaabi.

neecaawin [m.dh]
ld neecaabin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg