nijaasow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

ld najaasow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nijaasow

najaasow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
(dii.) Wax najaas gaartay noqosho. ld nijaasow.

nijaas [m.l] (-syo, m.dh)
ld najaas¹.

nijaas [m.dh] (-syo, m.dh)
1. (dii.) ld najaas². 2. Wax aan daahir ahayn. 3. Wax daahirnimada buriya.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg