nikaax
(m.l) (-xyo, m.dh)

Xarig diini ah oo isu xalaaleynaya nin iyo naag is guursanaya.

nikaax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)

Qof haween ah nin raba inuu guursado u xalaaleyn. ld nikaaxi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nikaax

nikaaxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld nikaax².

nikaaxid [m.f.dh]
eeg nikaax². ld nikaaxin.

nikaaxin [m.dh]
ld nikaaxid.

nikaaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Ku' n./u n.: naag nikaax ku xiranyahay ahaansho.

nikaaxsanaan [m.f.dh]
eeg nikaaxsan. ld nikaaxsanaansho.

nikaaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld nikaaxsanaan.

nikaaxsasho [m.f.dh]
eeg nikaaxso.

nikaaxso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Naag nikaax ku xirasho (nin). 2. Naag, nin guursasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg