nikaaxi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld nikaax².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nikaaxi

nikaax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Qof haween ah nin raba inuu guursado u xalaaleyn. ld nikaaxi.

nikaaxid [m.f.dh]
eeg nikaax². ld nikaaxin.

nikaaxin [m.dh]
ld nikaaxid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg