nikaaxin
(m.dh)

ld nikaaxid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nikaaxin

nikaaxid [m.f.dh]
eeg nikaax². ld nikaaxin.

nikaax [m.l] (-xyo, m.dh)
Xarig diini ah oo isu xalaaleynaya nin iyo naag is guursanaya.

nikaax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Qof haween ah nin raba inuu guursado u xalaaleyn. ld nikaaxi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg